Somaliland oo soo saartay amaro cusub oo uu ka mid yahay in la xiro Masaajidada

Somaliland ayaa sheegtay inay soo rogayso ammaro cusub oo looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19, kadib markii ay maanta soo baxday in saddex kiis oo cusub lagu arkay dad kala jooga Hargeysa iyo Boorama. Tallaabooyinka loo qaaday si loo yareeyo fiditaanka xanuunkan, waxaa ka mid ah in la xiro masaajidyada. “Qodobbada lasoo saaray waxaa ka mid … Continue reading Somaliland oo soo saartay amaro cusub oo uu ka mid yahay in la xiro Masaajidada